Aqriso Magacyada Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee Maamulka Puntiland oo goordhaw lagu dhawaaqay

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntiland Dr Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa galabta si rasmi ah ugu dhawaaqay Liiska Golaga Wasiirada Cuub ee Maamulkaasi. Wasiirada Cusub ee Maamulka Puntiland ayaa ka kooban 47 Wasiir oo isugu jira Wasiiro , Wasiir kuxigeen iyo Wasiiru Dowlayaal . Halkan ka Aqriso Magacyada Golaha Wasiirada Cusub ee Puntiland … Continue reading Aqriso Magacyada Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee Maamulka Puntiland oo goordhaw lagu dhawaaqay